Maqaalo

“Allaahu akbar, malaaigtu habeen kasta marka ay inantu Qur’aanka akhrineyso wey soo dagi jireen

01/15/2013 02:31
FADLAN AKHRISO QISADAAN CAJIIBKA AH ....... ALLAA WEYN: Qisadani waxay ku dhacdey gabadh dhigan jirtey kulliyada shareecada ee jaamacad ku taalla mid ka mid ah dawladaha Khaliijka, gabadhani waxay lahayd cod aad u qurux badan isla markaana waxay akhrin jirtey habeen kasta Qur’aanka...

Bin Cali : Shalay ayay ahayd markuu xijaabka diiday ✉ Sh.Mustafe

11/10/2013 03:44
Waxyaalaha aan la yaabo waxaa ka mida qof muslim ah oo wadankisi xornimo ugu noolaan wayay gabar muslimad ah oo wadankeedii xijaab logu diiday oo yrub iyo mareykan logu ogolaaday waa wax aad loola yaabo , wadamada islaamka qaarkod basaboorka laguuma ogola inay gabadha muslimada ahi xijaab xirato...
Items: 1 - 2 of 19
1 | 2 | 3 | 4 | 5 >>

Qisooyin

Qiso diini ah oo wax badan qalbigaaga ka bedeli doonta , Akhri oo ka faaiidayso

11/09/2013 02:31
Nin ayaa maalin maal-maha kamid ah soo raacey Doon, doontaas waxaa saarnaa dad aad u fara-badan, doontii ayaa qalib-matey, dhamaan dadkii oo idil...

Mucjiso La Yaab Leh: Gabadh Iyada Oo Yuhuudiyad Ah Masaajid Gashay, Kana Soo Baxday Iyada Oo Muslim Ah !

11/09/2013 01:54
Faadumo waa gabadh u dhalatay dalka mexico oo 28 jir ah waxay ku soo barbaartay family yahuud ah iyo mujtamac yahuud ah, waxay ka waramaysa qisadii...

YASIR WUXUU YIDHI : XAASKAYGA WAAN JECLAHAY MANA FURAAYO !!!

02/19/2013 16:42
  Yaasir wuxuu ku soonoqday Gurigiisa sida caadada u eheed kadib Waqti dheer oo uu ku soo qaatay Shaqadiisa iyo xafiiskiisa,waxaana guriga...

ILLAAHAY WALI WUU KU JECEL YAHAY - QISO DHAB AH OO AAD OOYAYSO

02/19/2013 16:39
  Qisadaan waxey ka dhacdey Dalka Netherlands ama Holland sidii u yaqano qof waliba. Wiil yar oo 11 jir ah iyo aabahiis oo ahaa imam masaajid...

Sheeko dhacdo ah ! Runtii aad u cajiib ah

01/31/2013 15:35
Sheeko Dhacda ah! Runtii aad u cajiib ah.... Waa qiso diini ah iiguna yaabka badneed!! Wakhtigii taabiciyiinta magaalada ugu wayn ee muslimiintu wax...
Items: 1 - 5 of 14
1 | 2 | 3 >>

Software

Audacity 2013 Free Download lastest Releases

03/16/2013 07:22
  The Audacity Team is pleased to announce the release of Audacity 2.0.3. It replaces all previous versions. Audacity 2.0.3 now uses the libsoxr resampling library by default, instead of libresample, for higher quality and speed. Time Tracks have been improved and bug...

Download Free Desktop Icon Toy v 4.6 with Keygen

03/16/2013 00:00
Desktop toy waa wadada ama qaabka ugu fudud ee aad u qurux badnayn karto desktop kaaga adigoo isticmaalaya barnaamijka desktop toy , waxaad hagaajin kartaa oo qaabayn kartaa icons ka kuu saaran desktopka adigoo ka dhigaaya sida wadne jacayl oo kale ama sida xidig oo kale ama sida xaraf ka mid ah...

Vlc 2013 Full Version - Free download

03/07/2013 21:29
    Vlc player - waa barnaamijka ugu wanaagsan ee aad ku daawan karto video-ga ama wixii maqal ah oo dhan . hadaba ka faaiidayso oo link-ga hoose ka download garayso Hadaba waxaan  idiin soo diyaariyey software kan ee ka faaiidayso oo hada download...

DRAGON WEB BROWSER FINAL 2013 FULL VERSION

03/07/2013 21:15
Dragon broweser - Waa browser ama bog kuu sahlaaya inaad ka gasho website yada internet waan mid heersare ah , qaab ahaan iyo dhismo ahaana wuxuu u samaysan yahay sida uu u samaysan yahay Google chrome , balse wuu ka casrisan yahay . Hadaba si aad u soo degsato , hoos ka eeg meesha ay ku qoran...

Download Adobe Reader 2013 Full

03/07/2013 16:10
Waa barnaamij kuu sahlaaya inaad ku akhrisato ama aad ku furato kutubta iyo maqaalada PDF ka ah  Easily view, print, and collaborate on PDF files with free Adobe Reader XI software Adobe Reader software is the global standard for electronic document sharing. It is the only PDF file viewer...

Sawirada todobaadkan

Items: 1 - 3 of 7
1 | 2 | 3 >>

KALSOONIDU MAXAY TAHAY 

Tiro iyo cadad maleh dad ayagoo is jecel haddana hadalkii isla fahmi waayay taas oo sababto aakhir in lagu kala tago balse waa Muhiim inaad wax badan ka ogaataa halka aay dawadaadu ku jirto.
kalsoonidu waa shey qaali ah mar haday lumtana sida lagu so celsho waa ay adkaanaysaa balse naftaada ka dhaadhici in dhigaagu uusan lahyn wax qalad ah ka ilaali tashuushka qalbigaaga si noloshaada farxadi ugu soo dabaaqdo.
Dhalinta Maanta waxa ay caado iyo dhaqan ka dhigteen iney asbuucba qof lahaasaawaan taas oo sababab u ah kalsooni daro heysata, Qofkan noloshaada kuso biiray waxa uu kugu leeyahay xuquuq aad sareysa waa inad baxnaanisaa si aad nolosha iskula qeybsataan.
Kalsooni darada waxaa ubadan dhalinta maanta oo kuwada haasaawaya Aalada Internetka oonan labada qofi sifiican iskugu qancin karin, gabadhu ama wiilku waxa uu isku dayayaa inuu ogaado sirtaada waxa dhacaysa in eey is heybiyaan ama is weydiiyaan Lanbar Sireedkooda si loo ogaado qofkan waxa uu Kuhaayo gudaha Internetka waana sheyga ugu badan ee kala taga ama Kalsooni darada keena.
Ku Kalsoonaaw had iyo jeer Lamaankaaga si noloshaada farxad ugu soo dabaasho, way fududatahay inad afka ka tiraahdo wan kugu kalsoonay balse uurka sida aad uga rumeyso way adagtahay taasna waa mida inagu wada keenta burburka joogtada ah, labada qofi hadii kalsooni dhavb ahi isku qaadaan hoygaasi waxa uu noqonayaa mid bidhaama xaqiiqdii.

Dhacdooyinka Caalamka

Difaaca rasuulka scw

h                                                  

Kalsooni iyo Jacayl

Jacayl kastaa hadaanu lahayn aaminaad ma yeelan karo awood aasaasi ah oo uu ku hanto qofkaas ama qoftaas , hadaba waa in la helaa aaminaad buuxda oo dhamaystiran dhankasta oo aan ahayn wax yar lkn ah wax aad u balaadhan , sidoo kale aaminaadaasi waxay doonaysaa waa go'aan xididada loogu aaso 

Marka salaadaa loo aadaamaayoi

Shaydaanku haddii uu maqlo in salaadii loo adamay wuu cararaa isagoo ay ka baxayso gadaashiisa neef ilaa uu ka tago meel aanu ka maqli karin aadaanka, marka uu mu’adanku aamusana wuu soo laabtaa, marka salaada loo aqiimana wuu cararaa ilaa uu sidoo kale ka tago meel aanu ka maqleen, marka iqaamadu...

Illaaahay swt oo la magan galo

   Ilaahay oo la magan galo. Illaahay oo aad shaydaanka ka magan gashaa waa wax yaalaha laysaga ilaasho shaydaanka, qofkana waxaa la amaray inuu cawdubilaysto dhowr goor sida
Items: 1 - 5 of 8
1 | 2 >>
JavaScript Free Code

Free Code Script

Hadiyad

Dhagax waxaa ka adag qalbi munaafiq " SAYID CALI rc "

11/11/2013 01:56
Sayid Cali rc ayaa la weydiiyey baa la yiri: - Samada maxaa ka culus ? - Dhulka maxaa ka ballaaran...

Ruuxii jannada caashaqa khayraadkuu u degdegaa

11/11/2013 01:47
Seyd Cali wuxuu yiri baa la yiri:- - Ruuxii jannada caashaqa khayraadkuu u degdegaa. - Ruuxii...

Haddii aan dunuubteyda eego way badantahay

11/11/2013 01:41
Shaacir abuu Nawaas wuxuu yiri baa la yiri: - Haddii aan dunuubteyda eego way badantahay naxariista...

Suubanaha csw wuxuu yiri baa la yiri 6 shey waa ku qariib ama ku marti 6 meelood

11/08/2013 16:25
- Masaajid waa ku marti dad aan ku tukanayn dhexdood, - Musxaf ku waa ku marti guriga qoom aan...

Dadka kale miyaa ka war haysaa inay jiraan qaar kaa imtixaan badan

11/07/2013 23:40
Hadii imtixaanada aduunka kugu bataan  hadii xarigaad isku xidh tiraahdaba uu go'o, hadii...
Items: 1 - 5 of 17
1 | 2 | 3 | 4 >>

Ducooyin

Ducadaan hoos ku xusun waa mid ey ku jurto balanqaad ka ahaaday (allaah subxaanuhu wa tacaalaa) hadaba waa maxaay balan qaadka

11/07/2013 23:21
(Adoonkii aqriyaa subuxii aroortii hore isla maalintaa geeriyooda wa ahlu janno sido kale adoonkii aqriyaa habeenki isla habenka geeriyooda wa ahlu janno inta taqaano xasuusin wacan. Inta aan aqoon ka faa'iideysi wacan. aqriso ducadoo ku qoran luuqada soomaaliga allaahumma! Anta rabbii, laa...

Sawiro muhiima

Items: 1 - 7 of 7

Somali timeline

Tacliinta

03/16/2013 12:11
  Right click sii ka dibna save picture dheh ka dibna timeline kaaga ku soo upload garayso