Article archive

Ma Rabtaa Inaad Noqoto Qof La Jecel Yahay !

11/11/2013 21:01
Hamoodin qofku inuu soo dhasho isagoo la tixgaliyo ama la jeclyahay. Laakiin waa wax la kasbado lana gaadho marka la maro dadaal iyo daal badan. Ma rabtaa inaad noqoto qof la tixgaliyo oo la jecelyahay, hadaba isku tarbiyee sifooyinkan 20ka�ah: Badi dhoola cadaynta, waji furnaanta � muusoodka...

Wuxuu Sabab U Noqday Horumarka Reer Malaysia ( Waa Halyeygii Malaysia )

11/11/2013 03:53
Ninka sawirkaan ka muuqda waa Mahatir Maxamad. Wuxuu dalka Malaysia ra'iisal-wasaare u ahaa intii u dhaxaysay 1981-2003. Mudadaas gudeheeda wuxuu ka dhigay dalkiisa Malaysia mid ka mid ah dalalka tusaalaha loo soo qaato markii laga hadlayo horumarka iyo dhismaha dalalka. Dalka Malaysia shacabkiisa...

Shiicada Imaamiyada ah Iyo Caqiidadeeda ( Waxay aaminsan yihiin )

11/11/2013 03:24
Shiicada Imaamiyada waa midda loo yaqaan (الإمامية الاثناعشرية) oo af-soomaali ahaan lagu macnayn karo (Imaamiyada Laba-iyo-tobanleyda ah). Firqadaanna waa tan firqooyinka shiicada ugu wayn xagga cimriga, tiro ahaanna ugu badan dhanka dadka haysta fikirka shiiciga ah oo guud ahaan aaminsan in...

Dhagax waxaa ka adag qalbi munaafiq " SAYID CALI rc "

11/11/2013 01:56
Sayid Cali rc ayaa la weydiiyey baa la yiri: - Samada maxaa ka culus ? - Dhulka maxaa ka ballaaran ? - Badda maxaa ka taajirsan ? - Dhagax maxaa ka adag ? - Naar maxaa ka kulul ? - Zamhariira maxaa ka qabow ? - Sun maxaa ka qaraar ? markaa wuxuu ku jawaabay baa la yiri: - Dhulka waxa ka...

Ruuxii jannada caashaqa khayraadkuu u degdegaa

11/11/2013 01:47
Seyd Cali wuxuu yiri baa la yiri:- - Ruuxii jannada caashaqa khayraadkuu u degdegaa. - Ruuxii naarta dhab uga cabsada shahawaatkuu ka joogsadaa. - Ruuxii geeri yaqiinsada waxba uma dhedhemaan. - Ruuxii adduunyo dhab u aqoonsada musiibooyinkaa la fududaada

Haddii aan dunuubteyda eego way badantahay

11/11/2013 01:41
Shaacir abuu Nawaas wuxuu yiri baa la yiri: - Haddii aan dunuubteyda eego way badantahay naxariista rabbigey baase ka sii badan - uma eki ruux camal uu samaysto saalixnimo ku gaaraya naxariisa alle ayaanse hoos harsanayaa. - Mawlahaygu waa alle waana kii i abuurtay isagaanna addoonnimo u...

Bin Cali : Shalay ayay ahayd markuu xijaabka diiday ✉ Sh.Mustafe

11/10/2013 03:44
Waxyaalaha aan la yaabo waxaa ka mida qof muslim ah oo wadankisi xornimo ugu noolaan wayay gabar muslimad ah oo wadankeedii xijaab logu diiday oo yrub iyo mareykan logu ogolaaday waa wax aad loola yaabo , wadamada islaamka qaarkod basaboorka laguuma ogola inay gabadha muslimada ahi xijaab xirato...

Abaal uga dhig eebbow jannada, wa’ad awoodaaye. :: Gabay Hooyo Macaan ku Saabsan Halkan kaga bogo

11/09/2013 04:18
1. Abaqaalki koobaad markii,  aadan laga beermay 2. Udubkii labaad wuxuu ahaa,  xaawo unugeede 3. Abuurkeeda dhoobada rabbigay, kama astaysiine 4. Ahaw baa layiri feedha bidix, aadan laga jeexye 5. Xigmad eebbe weeyoo kalgacal, laga...

Iska ilaasha dulmiga, dulmigu waa mugdiyaal maalinta qiyaamaha : waa xadiis nebi MOHAMMED SCW

11/09/2013 02:59
Dulmigu wuxuu ka mid yahay waxyaabaha Ilahay ummadda ku halago, taas waxaa daliil u ah in uu Nabigu (scw) yiri: (iska ilaasha dulmiga, dulmigu waa mugdiyaal maalinta qiyaamaha, iska ilaasha bakhaylnimada, maxaa yeelay bakhaylnimadu waxay halaagtay ummadihii idinka horeeyey waxay ku xambaartay inay...

Qiso diini ah oo wax badan qalbigaaga ka bedeli doonta , Akhri oo ka faaiidayso

11/09/2013 02:31
Nin ayaa maalin maal-maha kamid ah soo raacey Doon, doontaas waxaa saarnaa dad aad u fara-badan, doontii ayaa qalib-matey, dhamaan dadkii oo idil waxeey noqdeen kuwo dhinta, marka laga reebo ninkii maahane… Xeeb ayuu kusoo gaarey si naf la-caari ah, wax dad ah muusan arkin wax caawiya iskaba...
Items: 1 - 10 of 59
1 | 2 | 3 | 4 | 5 >>

Hadiyad

Dhagax waxaa ka adag qalbi munaafiq " SAYID CALI rc "

11/11/2013 01:56
Sayid Cali rc ayaa la weydiiyey baa la yiri: - Samada maxaa ka culus ? - Dhulka maxaa ka ballaaran...

Ruuxii jannada caashaqa khayraadkuu u degdegaa

11/11/2013 01:47
Seyd Cali wuxuu yiri baa la yiri:- - Ruuxii jannada caashaqa khayraadkuu u degdegaa. - Ruuxii...

Haddii aan dunuubteyda eego way badantahay

11/11/2013 01:41
Shaacir abuu Nawaas wuxuu yiri baa la yiri: - Haddii aan dunuubteyda eego way badantahay naxariista...

Suubanaha csw wuxuu yiri baa la yiri 6 shey waa ku qariib ama ku marti 6 meelood

11/08/2013 16:25
- Masaajid waa ku marti dad aan ku tukanayn dhexdood, - Musxaf ku waa ku marti guriga qoom aan...

Dadka kale miyaa ka war haysaa inay jiraan qaar kaa imtixaan badan

11/07/2013 23:40
Hadii imtixaanada aduunka kugu bataan  hadii xarigaad isku xidh tiraahdaba uu go'o, hadii...
Items: 1 - 5 of 17
1 | 2 | 3 | 4 >>

Ducooyin

Ducadaan hoos ku xusun waa mid ey ku jurto balanqaad ka ahaaday (allaah subxaanuhu wa tacaalaa) hadaba waa maxaay balan qaadka

11/07/2013 23:21
(Adoonkii aqriyaa subuxii aroortii hore isla maalintaa geeriyooda wa ahlu janno sido kale adoonkii aqriyaa habeenki isla habenka geeriyooda wa ahlu janno inta taqaano xasuusin wacan. Inta aan aqoon ka faa'iideysi wacan. aqriso ducadoo ku qoran luuqada soomaaliga allaahumma! Anta rabbii, laa...