Article archive
KALSOONIDA WAA SHAY QAALIYA !
01/24/2013 02:07
Tiro iyo cadad maleh dad ayagoo is jecel haddana hadalkii isla fahmi waayay taas oo sababto aakhir in lagu kala tago balse waa Muhiim inaad wax badan ka ogaataa halka aay dawadaadu ku jirto.
kalsoonidu waa shey qaali ah mar haday lumtana sida lagu so celsho waa ay adkaanaysaa balse naftaada ka...
Gabadh tawbad la'aan ku geeriyootey , Qiso naxdin leh
01/24/2013 00:58
Qiso aad u ku cibro qaadasho leh::
Qisadani Yeman ayey ka dhacdey waxayna ku saabsan tahay gabar dhalin yaro ah Familkeedana ay jecelihiin inay wax barato (maadiska). Familkan salaadda Ma aysan xifdin jirin, inay musalsalaat iyo wuxuusan Allah karaali ahayn fiirsadaan ayey kadoor bideen...
JANADA IYO WIXII LOO DIYAARIYEY........
01/22/2013 01:31
Allaah (sw) wuxuu jannada ka dhigay guri ay leeyihiin dadka karaamada iyo sharafta ku lahaa Allaah agtiisa markii ay dunida joogeen, kuwaas oo noloshooda ku dhamaystay in ay allaah raali galiyaan lana yimaadaan wax kasta oo uu amray kana haraan wax kasta oo uu Allaah ka reebay. Allaah abaal...
ALLAH JANADA UU KUUGU TALO GALAY
01/21/2013 05:56
Jannada cuntadeeda iyo cabitaankeedu waa aad u cajiib badan, sida allaah u yiri {naf waliba waxay leedahay waxay niyaysato oo ay jeclaato indhaheeduna ku qabawsadaan). Wuxuu nabigu xadiith ku yiri {kawtharku waa wabi uu allaah (sw) aniga i siiyay, caanaha waa ka cad yahay, malabkana waa ka...
QISOOYINKA CIBRO KU QAADASHADA LEH
01/16/2013 19:24
Waa Qiso La Yaab Leh
Qofkii Allah swt ku kalsoonaada isaga ayaa u soo kaxaynaaya wuxuu rabi waydiistay
Hadii aad ducada badiso RABI ku kalsoonaato hubaal waad heleysa
Wuxuu u bixi lahaa safar Dr Eshan oo ah Dr ku takha susay qalniinka waa weyn,
Wuxuu ka qayb gali lahaa shir uu ku...
NIN ISAGOO CADAABKA LOO SII WADO ILLAAHAY BARYEY !!
01/15/2013 02:32
Nebigu scw wuxuu yidhi nin ayay malaaigtu qabatay oo rabtay inay naarta geliyaan , lkn markii ay naarta korkeeda la dul joogsadeen ama la dul istaageen iyagoo raba inay ku ridaan , ayuu ninkii illaahay la hadlay oo yidhi YAA RABI ANIGU SIDAAS KAAMAAN FILANAYN .
Illaahay ayaa isagoo la hadlaaya...
First blog
01/15/2013 02:31
Our new blog has been launched today. Stay focused on it and we will try to keep you informed. You can read new posts on this blog via the RSS feed.
New event
01/15/2013 02:31
This is a sample event description. You can edit this description as you wish or remove the entire event.
“Allaahu akbar, malaaigtu habeen kasta marka ay inantu Qur’aanka akhrineyso wey soo dagi jireen
01/15/2013 02:31
FADLAN AKHRISO QISADAAN CAJIIBKA AH ....... ALLAA WEYN:
Qisadani waxay ku dhacdey gabadh dhigan jirtey kulliyada shareecada ee jaamacad ku taalla mid ka mid ah dawladaha Khaliijka, gabadhani waxay lahayd cod aad u qurux badan isla markaana waxay akhrin jirtey habeen kasta Qur’aanka...
Items: 51 - 59 of 59
Hadiyad
Dhagax waxaa ka adag qalbi munaafiq " SAYID CALI rc "
11/11/2013 01:56
Sayid Cali rc ayaa la weydiiyey baa la yiri:
- Samada maxaa ka culus ?
- Dhulka maxaa ka ballaaran...
Ruuxii jannada caashaqa khayraadkuu u degdegaa
11/11/2013 01:47
Seyd Cali wuxuu yiri baa la yiri:-
- Ruuxii jannada caashaqa khayraadkuu u degdegaa.
- Ruuxii...
Haddii aan dunuubteyda eego way badantahay
11/11/2013 01:41
Shaacir abuu Nawaas wuxuu yiri baa la yiri:
- Haddii aan dunuubteyda eego way badantahay
naxariista...
Suubanaha csw wuxuu yiri baa la yiri 6 shey waa ku qariib ama ku marti 6 meelood
11/08/2013 16:25
- Masaajid waa ku marti dad aan ku tukanayn dhexdood,
- Musxaf ku waa ku marti guriga qoom aan...
Dadka kale miyaa ka war haysaa inay jiraan qaar kaa imtixaan badan
11/07/2013 23:40
Hadii imtixaanada aduunka kugu bataan hadii xarigaad isku xidh tiraahdaba uu go'o, hadii...
Items: 1 - 5 of 17
Ducooyin
Ducadaan hoos ku xusun waa mid ey ku jurto balanqaad ka ahaaday (allaah subxaanuhu wa tacaalaa) hadaba waa maxaay balan qaadka
11/07/2013 23:21
(Adoonkii aqriyaa subuxii aroortii hore isla maalintaa geeriyooda wa ahlu janno sido kale adoonkii aqriyaa habeenki isla habenka geeriyooda wa ahlu janno
inta taqaano xasuusin wacan. Inta aan aqoon ka faa'iideysi wacan.
aqriso ducadoo ku qoran luuqada soomaaliga
allaahumma! Anta rabbii, laa...