Hadiyad
Dhagax waxaa ka adag qalbi munaafiq " SAYID CALI rc "
11/11/2013 01:56
Sayid Cali rc ayaa la weydiiyey baa la yiri:
- Samada maxaa ka culus ?
- Dhulka maxaa ka ballaaran ?
- Badda maxaa ka taajirsan ?
- Dhagax maxaa ka adag ?
- Naar maxaa ka kulul ?
- Zamhariira maxaa ka qabow ?
- Sun maxaa ka qaraar ?
markaa wuxuu ku jawaabay baa la yiri: - Dhulka waxa ka...
Ruuxii jannada caashaqa khayraadkuu u degdegaa
11/11/2013 01:47
Seyd Cali wuxuu yiri baa la yiri:-
- Ruuxii jannada caashaqa khayraadkuu u degdegaa.
- Ruuxii naarta dhab uga cabsada shahawaatkuu ka joogsadaa.
- Ruuxii geeri yaqiinsada waxba uma dhedhemaan.
- Ruuxii adduunyo dhab u aqoonsada musiibooyinkaa la fududaada
Haddii aan dunuubteyda eego way badantahay
11/11/2013 01:41
Shaacir abuu Nawaas wuxuu yiri baa la yiri:
- Haddii aan dunuubteyda eego way badantahay
naxariista rabbigey baase ka sii badan
- uma eki ruux camal uu samaysto saalixnimo ku gaaraya
naxariisa alle ayaanse hoos harsanayaa.
- Mawlahaygu waa alle waana kii i abuurtay
isagaanna addoonnimo u...
Suubanaha csw wuxuu yiri baa la yiri 6 shey waa ku qariib ama ku marti 6 meelood
11/08/2013 16:25
- Masaajid waa ku marti dad aan ku tukanayn dhexdood,
- Musxaf ku waa ku marti guriga qoom aan aqrinayn,
- Qur'aanku waa ku marti gudaha ruux faasiq ah,
- Marwo muslimad saalixad ahi waa ku marti gacanta nin daalim ah oo akhlaaq xun,
- Nin muslim ah oo saalix ah waa ku marti gacanta naag xun oo...
Dadka kale miyaa ka war haysaa inay jiraan qaar kaa imtixaan badan
11/07/2013 23:40
Hadii imtixaanada aduunka kugu bataan hadii xarigaad isku xidh tiraahdaba uu go'o, hadii waxaad u dhaqaaqdaba socon waayo, hadii , hadii , hadii marna yaan afkaaga laga maqal ilaahayoow sidani maxay tahay? ilaahayoow ma dhibaato iyo silic baad...
Laba Xusuusnoow , Labana Iska Ilow !
11/07/2013 22:26
Laba xusuusnow, labana iska ilow, Illaahay inuu jiro iyo dhimasho inay dambeyso xusuusnow, dhibaatada dadka kuu geystaan iyo wanaag aad u samayso iska ilow.
Bani-aadamow xusuuso maalintii hooyadaa ay ku dhalaysay inaad adiga oo ooyaya dunida timid, dadka agagaarkaaga wada joogayna ay wada...
ku noqo dunida sidii qof aan iska lahayn
11/07/2013 22:08
“Dardaaran”
“Haddaad ogaan lahaydeen waxaan ogahay in yar ayaad qosli lahaydeen in badana waad oo ooyi lahaydeen, xusuusta markasta Macaangooyada ( Geerida), ku noqo dunida sidii qof aan iska lahayn, waxaana iska daba tuura, dadkana kula colaatama niman aan garasho lahayn”, Nebiga...
Alle ka cabsiga waa Alle (S.WT) oo aad markasta xusuusato, adeecdo oo aad ku Kufriyin nicmooyinkiisa uu kugu mannaystay
11/07/2013 22:01
Cabsida Alle ( S.W.T) qofka waxay u horseeddaa macaasida uu jeclaa inuu karaahiyaysto, sida uu u karaahiyaysto qofka malabka jacel hadduu ogaado sun inay ku jirto. Qofka Alle (S.W.T) ka baqaa, cabsida waxay u tilmaantaa khayrka.
Alle ka cabsiga waa Alle (S.WT) oo aad markasta xusuusato, adeecdo oo...
Ruuxii Carabkiisa ku Faa'fiya Ceebaha Muslimiinta
11/07/2013 21:44
Ruuxii Carabkiisa ku Faa'fiya Ceebaha Muslimiinta, Ama Raac Raaca Ceebahooda!..Rabi Waxa uu Carabkiisa ka Qabtaa Marka uu Dhimanayo Shahaada"Ma Awoodo in uu ku Dhawaaqo Shahaada'da"
Ibnu_Qayim_Al'jawzi..
Mala laga Helayaa Aduunka aan Maanta ku Noolnahay Saaxiibtimo Midaa La mid ah!.
11/07/2013 21:42
Faraha ayuu ka Qaaday Saaxiibkiisa si uu Baw'dadiisa uu ugu Seexdo!..Ilaa uu Ka Qaniinay Dib'Qalooc!..Mana uusan is Dhaqaajin si uusan Hurda'da uga Kacin!..Nabiguna ﷺ Ma uusan Ogaanin Ilaa ay ku Daadatay Ilinta Xanuun Dartiisa!..Waa Abuu Bakar Rabi Haka Raali Noqdee, Mala laga Helayaa Aduunka aan...
Bini'adamku Waxa uu In Badan Raadiyaa Faraxda!..Naf iyo Maalna ku Bixiyaa Sidii uu Ku Heli lahaa!...Balse Ma oga Farxada Dhabta ahi ay u yeero Maalintii Shan Jeer!..

Hadiyad
Dhagax waxaa ka adag qalbi munaafiq " SAYID CALI rc "
11/11/2013 01:56
Sayid Cali rc ayaa la weydiiyey baa la yiri:
- Samada maxaa ka culus ?
- Dhulka maxaa ka ballaaran...
Ruuxii jannada caashaqa khayraadkuu u degdegaa
11/11/2013 01:47
Seyd Cali wuxuu yiri baa la yiri:-
- Ruuxii jannada caashaqa khayraadkuu u degdegaa.
- Ruuxii...
Haddii aan dunuubteyda eego way badantahay
11/11/2013 01:41
Shaacir abuu Nawaas wuxuu yiri baa la yiri:
- Haddii aan dunuubteyda eego way badantahay
naxariista...
Suubanaha csw wuxuu yiri baa la yiri 6 shey waa ku qariib ama ku marti 6 meelood
11/08/2013 16:25
- Masaajid waa ku marti dad aan ku tukanayn dhexdood,
- Musxaf ku waa ku marti guriga qoom aan...
Dadka kale miyaa ka war haysaa inay jiraan qaar kaa imtixaan badan
11/07/2013 23:40
Hadii imtixaanada aduunka kugu bataan hadii xarigaad isku xidh tiraahdaba uu go'o, hadii...
Items: 1 - 5 of 17
Ducooyin
Ducadaan hoos ku xusun waa mid ey ku jurto balanqaad ka ahaaday (allaah subxaanuhu wa tacaalaa) hadaba waa maxaay balan qaadka
11/07/2013 23:21
(Adoonkii aqriyaa subuxii aroortii hore isla maalintaa geeriyooda wa ahlu janno sido kale adoonkii aqriyaa habeenki isla habenka geeriyooda wa ahlu janno
inta taqaano xasuusin wacan. Inta aan aqoon ka faa'iideysi wacan.
aqriso ducadoo ku qoran luuqada soomaaliga
allaahumma! Anta rabbii, laa...