Maqaalo
Ma Rabtaa Inaad Noqoto Qof La Jecel Yahay !
11/11/2013 21:01
Hamoodin qofku inuu soo dhasho isagoo la tixgaliyo ama la jeclyahay. Laakiin waa wax la kasbado lana gaadho marka la maro dadaal iyo daal badan.
Ma rabtaa inaad noqoto qof la tixgaliyo oo la jecelyahay, hadaba isku tarbiyee sifooyinkan 20ka�ah:
Badi dhoola cadaynta, waji furnaanta � muusoodka...
Wuxuu Sabab U Noqday Horumarka Reer Malaysia ( Waa Halyeygii Malaysia )
11/11/2013 03:53
Ninka sawirkaan ka muuqda waa Mahatir Maxamad. Wuxuu dalka Malaysia ra'iisal-wasaare u ahaa intii u dhaxaysay 1981-2003. Mudadaas gudeheeda wuxuu ka dhigay dalkiisa Malaysia mid ka mid ah dalalka tusaalaha loo soo qaato markii laga hadlayo horumarka iyo dhismaha dalalka. Dalka Malaysia shacabkiisa...
Shiicada Imaamiyada ah Iyo Caqiidadeeda ( Waxay aaminsan yihiin )
11/11/2013 03:24
Shiicada Imaamiyada waa midda loo yaqaan (الإمامية الاثناعشرية) oo af-soomaali ahaan lagu macnayn karo (Imaamiyada Laba-iyo-tobanleyda ah). Firqadaanna waa tan firqooyinka shiicada ugu wayn xagga cimriga, tiro ahaanna ugu badan dhanka dadka haysta fikirka shiiciga ah oo guud ahaan aaminsan in...
Bin Cali : Shalay ayay ahayd markuu xijaabka diiday ✉ Sh.Mustafe
11/10/2013 03:44
Waxyaalaha aan la yaabo waxaa ka mida qof muslim ah oo wadankisi xornimo ugu noolaan wayay gabar muslimad ah oo wadankeedii xijaab logu diiday oo yrub iyo mareykan logu ogolaaday waa wax aad loola yaabo ,
wadamada islaamka qaarkod basaboorka laguuma ogola inay gabadha muslimada ahi xijaab xirato...
Iska ilaasha dulmiga, dulmigu waa mugdiyaal maalinta qiyaamaha : waa xadiis nebi MOHAMMED SCW
11/09/2013 02:59
Dulmigu wuxuu ka mid yahay waxyaabaha Ilahay ummadda ku halago, taas waxaa daliil u ah in uu Nabigu (scw) yiri: (iska ilaasha dulmiga, dulmigu waa mugdiyaal maalinta qiyaamaha, iska ilaasha bakhaylnimada, maxaa yeelay bakhaylnimadu waxay halaagtay ummadihii idinka horeeyey waxay ku xambaartay inay...
Qolkaaga jiifka meel muuqata ku qor aayaadaha ka hadla mowdka sida , (Kullu nafsin daaiqatul mowd )
11/08/2013 03:58
Mashquulka aduunku ma dhamaado. Riyadiisu ma dhamaato. Beri u dhigista camalkii manta ka daran. Ilowshaha Mowdkuna ka sii daran waxaan xasuusanaa marka qof naga dhinto ama aan xanunsano.. isaguse waa mowdkiiye nama ilowsana markuu na soo booqdana mayeelo ii dib dhiga , isug . howl yar...
Waxaan ka baqey in la dhaho waxaa dadka islaamka ah dhexdooda waxaa ka dhamaadey oofinta ballanka
11/08/2013 00:33
Waqtigii Cumar Binu Al-Khadaab ( Allaha ka raali noqdee )..
Saddex Qof ayaa waxeey hor keeneen Cumar binu Khadaab nin dhalin yaro ah, waxeey ku dhaheen Cumaroow ninkaan waxaan rabnaa inaad noo qisaasto waxa uu diley aabaheen.
Cumar wuxuu yiri:- " Maxaad u dishey".
Ninkii wuxuu yiri:- " Waxaan...
Ma ogtahay inaad foolxun tahay
11/04/2013 22:12
Ma ogtahay inaad foolxuntahay markaad qof ku dooranayso ama aad ku xumaynayso qabiil uu ka dhashay dartii.
Waxaa soomaalida aad uga buuxa dad dhaqan iyo caado ay u noqotay inay dadka ku xaqiraan qabiil, qabiilku maaha wax aad u muhiima hadii aad aniga i waydiisid, waxaanse hubaa 90% dadka...
Sacaadada ama liibaanta
11/01/2013 22:37
Liibaantu ama Sacaadadu waa kalmad macaan oo qurux badan.!Lama iibiyo suuqana ma taalo. Balse wa Nicmada Rabbi agtiisa Taala.
In badan oo dadka ka mid ah jaahil ayay ka yihiin waxayna ka raadshaan meelo badan oo aysan oolin.........!
Waxaa dhacda in ay...
MIYAANAAD BALAN IGA QAADIN
03/25/2013 00:00
MAQAALKAN WAXAA QORTAY . FAATUMA AHMED GEEDI...
Muddo fara badan ayaa ka soo wareegtay guurkeygii anigoo markaan iloobay nafteyda wax ihtimaam ahna siineyn iskumaan dayi jirin inaan labisto waxna ka baddelo muuqaalkeyga goorma ayaa iigu dambeysay muraayadda horteeda maba...
Hadiyad
Dhagax waxaa ka adag qalbi munaafiq " SAYID CALI rc "
11/11/2013 01:56
Sayid Cali rc ayaa la weydiiyey baa la yiri:
- Samada maxaa ka culus ?
- Dhulka maxaa ka ballaaran...
Ruuxii jannada caashaqa khayraadkuu u degdegaa
11/11/2013 01:47
Seyd Cali wuxuu yiri baa la yiri:-
- Ruuxii jannada caashaqa khayraadkuu u degdegaa.
- Ruuxii...
Haddii aan dunuubteyda eego way badantahay
11/11/2013 01:41
Shaacir abuu Nawaas wuxuu yiri baa la yiri:
- Haddii aan dunuubteyda eego way badantahay
naxariista...
Suubanaha csw wuxuu yiri baa la yiri 6 shey waa ku qariib ama ku marti 6 meelood
11/08/2013 16:25
- Masaajid waa ku marti dad aan ku tukanayn dhexdood,
- Musxaf ku waa ku marti guriga qoom aan...
Dadka kale miyaa ka war haysaa inay jiraan qaar kaa imtixaan badan
11/07/2013 23:40
Hadii imtixaanada aduunka kugu bataan hadii xarigaad isku xidh tiraahdaba uu go'o, hadii...
Items: 1 - 5 of 17
Ducooyin
Ducadaan hoos ku xusun waa mid ey ku jurto balanqaad ka ahaaday (allaah subxaanuhu wa tacaalaa) hadaba waa maxaay balan qaadka
11/07/2013 23:21
(Adoonkii aqriyaa subuxii aroortii hore isla maalintaa geeriyooda wa ahlu janno sido kale adoonkii aqriyaa habeenki isla habenka geeriyooda wa ahlu janno
inta taqaano xasuusin wacan. Inta aan aqoon ka faa'iideysi wacan.
aqriso ducadoo ku qoran luuqada soomaaliga
allaahumma! Anta rabbii, laa...