QISOOYINKA CIBRO KU QAADASHADA LEH
01/16/2013 19:24
Waa Qiso La Yaab Leh
Waa Qiso La Yaab Leh
Qofkii Allah swt ku kalsoonaada isaga ayaa u soo kaxaynaaya wuxuu rabi waydiistay
Hadii aad ducada badiso RABI ku kalsoonaato hubaal waad heleysa
Wuxuu u bixi lahaa safar Dr Eshan oo ah Dr ku takha susay qalniinka waa weyn,
Wuxuu ka qayb gali lahaa shir uu ku qaadan lahaa abaal marin weyn oo lagu gudoonsiin lahaa aqoontiisa iyo wax qabadkiisa.
Markii ay diyaaradu Saacad hawada maraysay ayaa kabtanii sheegay in diyaardu ay khatar ku sugantahay sabab la xirirta cimilada awgeed, kabtanku wuxuu intaas ku daray in diyaaradu ay ku degi doonto meesha ugu dhow
Macaamiisha Airportkii ay caga dhigatay diyaaradu Dr Eshan waxaa looga sheegay in meesha uu socda ku gaari karo gaari, Sidaa darteed waxa uu qaatay gaari Cimiladii oo sii xumaatay awgeed oo baraf xoog leh da'ayo ayaa goor galab ah waxay ku kahsabanadeen inay tuulo yar seexdaan, kadib markii la amray in ana safar la ogolayn baraf awgiis.
Waxay ku leexdeen guri waxayna ka codsadeen marti galin waxaa soo dhoweysay qof dumar ah oo sheyb ah/weyn, waxayna u keentay shaah iyo cunto kadib waxay ku tiri meeshaas na seexda. waxay tukanaysay salad badan wayna ducaysnaysay ayadoo leh '' ALLAH kuma kahsaarin ducadaada''
Subaxdii ayuu yiri mama waxaan aad ula yaabay deeqsinimada iyo akhlaaqdada ALLAH na ducadada wa kuu aqbalo.
Waxay tiri waxaan RABI waydiisto kamaba waayo! Hal mid kaliya mooyee! adigana waxaan kuu dardaarmaya ALLAH inaad ka baqdo.
Wuxuu yiri mida aad ALLAH ka sugayso maxay tahay? waxay tiri wiilkana waa agoon & rajay waxaan u ahay ayeeyo waana xanuusan yahay waxaa la yiri hal Dr kaliya ayaa wax ka qaban kara ama fahmi kara xanuunkisa Drka caalimiga ah ee Eshan.
Dr Eshan wuu ooyay isaga oo leh Ducadada aya diyaaradii fariisisay, ducadaada ayaa gaariga isoo saartay oo gurigaaga i keentay, oo roobka barafka ah keentay!!
Qofkii ALLAH ku kalsoon isaga ayaan u soo kaxanaya wuxuu RABI waydiistay.
Walaalkay ama walaashayay hadii aad rabigaa ku abuurtey ku siiyey nimcooyin badan oo aanaad soo koobi Karin isaga adeecdo habeen iyo maalina aad barido oo ka barido waxkasta oo khayr ah oo wuu ku
siinaaya ee aan horta inagu aan adeecno amarkasta oo uu ina faray
WALAAL HADII AY KU SOO GAADHO WARQADAN FAAFI OO GAADHSII WALAALAHAAGA
Tags:
Hadiyad
Laba Xusuusnoow , Labana Iska Ilow !
11/07/2013 22:26
Laba xusuusnow, labana iska ilow, Illaahay inuu jiro iyo dhimasho inay dambeyso xusuusnow,...
ku noqo dunida sidii qof aan iska lahayn
11/07/2013 22:08
“Dardaaran”
“Haddaad ogaan lahaydeen waxaan ogahay in yar ayaad qosli lahaydeen in badana...
Alle ka cabsiga waa Alle (S.WT) oo aad markasta xusuusato, adeecdo oo aad ku Kufriyin nicmooyinkiisa uu kugu mannaystay
11/07/2013 22:01
Cabsida Alle ( S.W.T) qofka waxay u horseeddaa macaasida uu jeclaa inuu karaahiyaysto, sida uu u...
Ruuxii Carabkiisa ku Faa'fiya Ceebaha Muslimiinta
11/07/2013 21:44
Ruuxii Carabkiisa ku Faa'fiya Ceebaha Muslimiinta, Ama Raac Raaca Ceebahooda!..Rabi Waxa uu...
Mala laga Helayaa Aduunka aan Maanta ku Noolnahay Saaxiibtimo Midaa La mid ah!.
11/07/2013 21:42
Faraha ayuu ka Qaaday Saaxiibkiisa si uu Baw'dadiisa uu ugu Seexdo!..Ilaa uu Ka Qaniinay...
Items: 6 - 10 of 17
Ducooyin
Ducadaan hoos ku xusun waa mid ey ku jurto balanqaad ka ahaaday (allaah subxaanuhu wa tacaalaa) hadaba waa maxaay balan qaadka
11/07/2013 23:21
(Adoonkii aqriyaa subuxii aroortii hore isla maalintaa geeriyooda wa ahlu janno sido kale adoonkii aqriyaa habeenki isla habenka geeriyooda wa ahlu janno
inta taqaano xasuusin wacan. Inta aan aqoon ka faa'iideysi wacan.
aqriso ducadoo ku qoran luuqada soomaaliga
allaahumma! Anta rabbii, laa...