Xijaabka xiro Ukhtii intuusan Allah nafta ka qadin adigo Qaawan!
Xijaabka xiro Ukhtii intuusan Allah nafta ka qadin adigo Qaawan!
gaber baa dhar qaawan ku labisan jirtay
saa maalin aya waxa arkay sheikh oo ku yiri walaley Allaah ka baq haddu malaku moowd kuu yimado adigoo sidaana u qaawan oo raga sidaan kuu dawanayan sidee
yeeli gaberti oo qosleesa waxey tiri hoo telphone kaan oo waxad wacdaa rabbigaa kuna dheh malakumood keen subhanalah wuu naxay wiilki markaasna wuuka tagay
albaabka intuusan gaarin ayu waxu maqlay sawaxan qeylo wuuso laabtay haddu eegaba waaba gabertii oo nafta kabaxday (dhimatay) markaasbu dadki usheegay
kuna yiri wallaahil cadiim haddaan unaseexenaye gabertaan waana taas illaahey qabtay minute yo kamasoo wareegin (subhanalah) dadki wey ooyen meshiina weyka baxeen ayagoo ooyaya ALLAAH wuu naxariis badan yahay
addoonkisa waa ukaadiya rabbi (swt) lkn maalinku qabto rabbi uma naxo ------------------ YAA Allah qaatumada khayr nagu qatim ----amen ♥