Marka salaadaa loo aadaamaayoi

Marka salaadaa loo aadaamaayoi

Shaydaanku haddii uu maqlo in salaadii loo adamay wuu cararaa isagoo ay ka baxayso gadaashiisa neef ilaa uu ka tago meel aanu ka maqli karin aadaanka, marka uu mu’adanku aamusana wuu soo laabtaa, marka salaada loo aqiimana wuu cararaa ilaa uu sidoo kale ka tago meel aanu ka maqleen, marka iqaamadu dhamaatana wuu soo noqdaa ilaa uu was-waasiyo qofka tukanay dabadeedna uu qofku garan waayo inta rakco uu takaday. Haddaba qofka waxaa la doonayaa inuu ku dadaalo inuu had iyo goor laasimo inuu qofku masaajidka ku jiro xilliga aadaanka.

Hadiyad

Rabigaaga ku mahadi in uu islaam kaa dhigay

11/05/2013 23:13
Rabigaaga ku Mahdi in uu Islaan kaa Dhigay Hadana uu ku Hadeeyay, Ku Sugay Iimaan, Kubaray...

Lugahayga waa janadayda

11/05/2013 22:41
Hooyaday!..Nayftayda Waa Hawaydayda, Ducadayda Waa Bad'baadayda, Lugahayda Waa Janadayda,...
Items: 16 - 17 of 17
<< 1 | 2 | 3 | 4

Ducooyin

Ducadaan hoos ku xusun waa mid ey ku jurto balanqaad ka ahaaday (allaah subxaanuhu wa tacaalaa) hadaba waa maxaay balan qaadka

11/07/2013 23:21
(Adoonkii aqriyaa subuxii aroortii hore isla maalintaa geeriyooda wa ahlu janno sido kale adoonkii aqriyaa habeenki isla habenka geeriyooda wa ahlu janno inta taqaano xasuusin wacan. Inta aan aqoon ka faa'iideysi wacan. aqriso ducadoo ku qoran luuqada soomaaliga allaahumma! Anta rabbii, laa...