Qisooyin

Qiso diini ah oo wax badan qalbigaaga ka bedeli doonta , Akhri oo ka faaiidayso

11/09/2013 02:31
Nin ayaa maalin maal-maha kamid ah soo raacey Doon, doontaas waxaa saarnaa dad aad u fara-badan, doontii ayaa qalib-matey, dhamaan dadkii oo idil waxeey noqdeen kuwo dhinta, marka laga reebo ninkii maahane… Xeeb ayuu kusoo gaarey si naf la-caari ah, wax dad ah muusan arkin wax caawiya iskaba...

Mucjiso La Yaab Leh: Gabadh Iyada Oo Yuhuudiyad Ah Masaajid Gashay, Kana Soo Baxday Iyada Oo Muslim Ah !

11/09/2013 01:54
Faadumo waa gabadh u dhalatay dalka mexico oo 28 jir ah waxay ku soo barbaartay family yahuud ah iyo mujtamac yahuud ah, waxay ka waramaysa qisadii ay ku islaamtay. Raadinta xaqiida ????? iyadoo ka waramaysa qisadeeda waxay tidhi: Afar sanno ka hor waxay nolashayda ku sugnayd jawhareer badan...

YASIR WUXUU YIDHI : XAASKAYGA WAAN JECLAHAY MANA FURAAYO !!!

02/19/2013 16:42
  Yaasir wuxuu ku soonoqday Gurigiisa sida caadada u eheed kadib Waqti dheer oo uu ku soo qaatay Shaqadiisa iyo xafiiskiisa,waxaana guriga albaabkiisa kafurtay Maryama oo aheed Xaaskiisa,iyadoo aad u careysan waxaana meeshii ka biloowday dood iyo muran aad u xun. sida caadiga ah qooys waliba...

ILLAAHAY WALI WUU KU JECEL YAHAY - QISO DHAB AH OO AAD OOYAYSO

02/19/2013 16:39
  Qisadaan waxey ka dhacdey Dalka Netherlands ama Holland sidii u yaqano qof waliba. Wiil yar oo 11 jir ah iyo aabahiis oo ahaa imam masaajid ayaa jimco walibo waxey qeeybin jireen oo guri-guri u geeyn jireen buugaag ka hadlaayo diinteena islaamka oo la oran jirey “WADADA JANADA”. Jimco ka mid...

Sheeko dhacdo ah ! Runtii aad u cajiib ah

01/31/2013 15:35
Sheeko Dhacda ah! Runtii aad u cajiib ah.... Waa qiso diini ah iiguna yaabka badneed!! Wakhtigii taabiciyiinta magaalada ugu wayn ee muslimiintu wax ka bartaan waxay ahayd magaalada Baqdad ee haatan caasimada u ah Iraq sido kale waxay ahayd magaalada laga maamulo dowlada Islaamka maalin maalmahaa...

GABADH ALLE KA CABSATAY ALLENA CISEEYEY “QISO DHAB AH”

01/29/2013 00:11
    Waxaa la sheegay in uu GABADH ALLE KA CABSATAY ALLENA CISEEYEY “QISO DHAB AH” nin guursaday gabadh aad u qurux badan, aad buu u jeclaa iyaduna aad bay u jeclayd laakiin waqtiga duruufihiisa ayaa ku khasbay ninkii in uu u safro magaalo kale si uu u raadsado maciishad iyo biil reerkiisu...

WAXAY KU TIDHI , WALAALKAYGIIYOOW WAXAAN KU KALSOONA INUUSAN RABIGEY I DULEYN DOONIN ...

01/28/2013 22:35
  Wuxuu yiri ”Waxaan ahaa mid aanan tukan salaadda, sigaarka afuufa, xumaha iska walaaqdo, ma aanan dareensaneen dembi, toobana haba sheegin. Waxaan ku farxi jirey inaan ahay Muslim, naxariista Rabbina ay weyntahay, laakiin waxaan illawsanaa in ciqaabtiisu ay daran tahay, qabashadiisuna aanan...

NAXDINTII I SAAMAYSAY IYO SAFARKII AAKHIRO .....( QISO NAXDIN IYO BAQDIN LEH )

01/28/2013 22:08
  "Si kedis ayaa anigoo fuula sariirtayda aan usoo booday, saacadda hadii aan eegay waxay iisheegtay 3:00 waaberiga ku dhaw. Malaha xilligaas ayay muslimiinta Mu'miniinta ahi tukadaan salaadda fajarka. waxaan arkay wax qariib ah, waqtiguna wuu ila noqon waayay, waayo xilligaasi oo...

Sheeko Gabar yar oo Somaliyeed iyo Hooyadeed

01/28/2013 11:24
(Sheekada gabar yar oo Somali ah.) Ilaahay Nazahnaay korna ahaay’e, uguma talo-gelin in aadanuhu ogaadaan waxa dhici doona mustaqbalka, waana sababta dadka u qaadaan tallaabooyinka ku saleysan go’aamada nolosha, ayaga oo aan wax horu-dhac ah ka heysan cirib dambeedka. Waxaa taa la mid ah...

Xijaabka xiro Ukhtii intuusan Allah nafta ka qadin adigo Qaawan!

01/25/2013 00:52
Xijaabka xiro Ukhtii intuusan Allah nafta ka qadin adigo Qaawan! gaber baa dhar qaawan ku labisan jirtay saa maalin aya waxa arkay sheikh oo ku yiri walaley Allaah ka baq haddu malaku moowd kuu yimado adigoo sidaana u qaawan oo raga sidaan kuu dawanayan sidee yeeli gaberti oo qosleesa waxey tiri...
Items: 1 - 10 of 14
1 | 2 >>

Hadiyad

Dhagax waxaa ka adag qalbi munaafiq " SAYID CALI rc "

11/11/2013 01:56
Sayid Cali rc ayaa la weydiiyey baa la yiri: - Samada maxaa ka culus ? - Dhulka maxaa ka ballaaran...

Ruuxii jannada caashaqa khayraadkuu u degdegaa

11/11/2013 01:47
Seyd Cali wuxuu yiri baa la yiri:- - Ruuxii jannada caashaqa khayraadkuu u degdegaa. - Ruuxii...

Haddii aan dunuubteyda eego way badantahay

11/11/2013 01:41
Shaacir abuu Nawaas wuxuu yiri baa la yiri: - Haddii aan dunuubteyda eego way badantahay naxariista...

Suubanaha csw wuxuu yiri baa la yiri 6 shey waa ku qariib ama ku marti 6 meelood

11/08/2013 16:25
- Masaajid waa ku marti dad aan ku tukanayn dhexdood, - Musxaf ku waa ku marti guriga qoom aan...

Dadka kale miyaa ka war haysaa inay jiraan qaar kaa imtixaan badan

11/07/2013 23:40
Hadii imtixaanada aduunka kugu bataan  hadii xarigaad isku xidh tiraahdaba uu go'o, hadii...
Items: 1 - 5 of 17
1 | 2 | 3 | 4 >>

Ducooyin

Ducadaan hoos ku xusun waa mid ey ku jurto balanqaad ka ahaaday (allaah subxaanuhu wa tacaalaa) hadaba waa maxaay balan qaadka

11/07/2013 23:21
(Adoonkii aqriyaa subuxii aroortii hore isla maalintaa geeriyooda wa ahlu janno sido kale adoonkii aqriyaa habeenki isla habenka geeriyooda wa ahlu janno inta taqaano xasuusin wacan. Inta aan aqoon ka faa'iideysi wacan. aqriso ducadoo ku qoran luuqada soomaaliga allaahumma! Anta rabbii, laa...