      <language>en</language>
         <description><![CDATA[Nin ayaa maalin maal-maha kamid ah soo raacey Doon, doontaas waxaa saarnaa dad aad u fara-badan, doontii ayaa qalib-matey, dhamaan dadkii oo idil waxeey noqdeen kuwo dhinta, marka laga reebo ninkii maahane…
Xeeb ayuu kusoo gaarey si naf la-caari ah, wax dad ah muusan arkin wax caawiya iskaba daayee…
Rafaad iyo silac fara-badan kadib ayuu wuxuu bilaabey inuu dhisto daash isago oo soo uruursadey xaabo…
Gaajo ayaa qabatey wuxuu ku dhaqaaqey bal inuu raadsado geed miro la-cuno leh…
Hase ahaatee...
Asalama alaikum]]></description>
         <description><![CDATA[Faadumo waa gabadh u dhalatay dalka mexico oo 28 jir ah waxay ku soo barbaartay family yahuud ah iyo mujtamac yahuud ah, waxay ka waramaysa qisadii ay ku islaamtay.
Raadinta xaqiida ?????
iyadoo ka waramaysa qisadeeda waxay tidhi: Afar sanno ka hor waxay nolashayda ku sugnayd jawhareer badan waxaana igu wareegayey su’aalo badan taasoo u baahan si laga jawaabi lahaa, oo aan ka waayey jawaabahooda diinta yahuuda iyo diinta masiixiga iga biinaya fikirka iyo werwerka badan ee I haysta, welibana...
Asalama alaikum]]></description>
Yaasir wuxuu ku soonoqday Gurigiisa sida caadada u eheed kadib Waqti dheer oo uu ku soo qaatay Shaqadiisa iyo xafiiskiisa,waxaana guriga albaabkiisa kafurtay Maryama oo aheed Xaaskiisa,iyadoo aad u careysan waxaana meeshii ka biloowday dood iyo muran aad u xun.
sida caadiga ah qooys waliba wuu dhexmaraa qilaaf mana ahan mid ku cusub Yaasir iyo xaaskiisa in dood iyo muran dhaxmaro,balse maanta si xad dhaaf ah ayeey u doodeen,ilaa markii danbe maryama ay yaasir weydiisatay furiin.
yaasir...
Asalama alaikum]]></description>
Qisadaan waxey ka dhacdey Dalka Netherlands ama Holland sidii u yaqano qof waliba.
Wiil yar oo 11 jir ah iyo aabahiis oo ahaa imam masaajid ayaa jimco walibo waxey qeeybin jireen oo guri-guri u geeyn jireen buugaag ka hadlaayo diinteena islaamka oo la oran jirey “WADADA JANADA”.
Jimco ka mid ah jimcooyinka ayaa jawiga aad u xumaa waxaa d
a’aayey roob xun waxaana jirey qabow aad u daran.
wiilkii yaraa ayaa aabihiis u yimid kuna yiri: “Aabo manta waa jimco miyeeynan buugaagtii qeybineenin...
Asalama alaikum]]></description>
         <description><![CDATA[Sheeko Dhacda ah! Runtii aad u cajiib ah....
Waa qiso diini ah iiguna yaabka badneed!!
Wakhtigii taabiciyiinta magaalada ugu wayn ee
muslimiintu wax ka bartaan waxay ahayd magaalada Baqdad ee haatan caasimada u ah Iraq sido kale waxay ahayd magaalada laga maamulo dowlada Islaamka maalin maalmahaa ka mid ah ayaa waxa magaalada yimid nin ka socda boqortooyadii ruumka (the roman Empire ) kaasoo u sheegay khalifkiii muslimiiinta in uu haayo 3 su’aal oo haday muslimiintu ka jawaabaan uu siin doono...
Asalama alaikum]]></description>
Waxaa la sheegay in uu
GABADH ALLE KA CABSATAY ALLENA CISEEYEY “QISO DHAB AH”
nin guursaday gabadh aad u qurux badan, aad buu u jeclaa iyaduna aad bay u jeclayd laakiin waqtiga duruufihiisa ayaa ku khasbay ninkii in uu u safro magaalo kale si uu u raadsado maciishad iyo biil reerkiisu ku noolaado.
Intii aanu ka bixitimin reerkiisii waxaa uu doonay cid uu kaga sii tago gabadhiisa uu aadka u jeclaa waxaanu isu qanciyey in uu kaga tago walaalkii oo ay walaalo ka yihiin xaga aabe iyo...
Asalama alaikum]]></description>
Wuxuu yiri ”Waxaan ahaa mid aanan tukan salaadda, sigaarka afuufa, xumaha iska walaaqdo, ma aanan dareensaneen dembi, toobana haba sheegin. Waxaan ku farxi jirey inaan ahay Muslim, naxariista Rabbina ay weyntahay, laakiin waxaan illawsanaa in ciqaabtiisu ay daran tahay, qabashadiisuna aanan laga baxsan karin. Weligey masjidka ma geliin, inkastoo uu weli ii dhawaa. Xilli kasta waxaan maqli jirey aadaanka salaadaha, laakiin ma ajiibi jirin. Bisha Ramadan markay soo gasha, waa bisha kaliya...
Asalama alaikum]]></description>
			"Si kedis ayaa anigoo fuula sariirtayda aan usoo booday, saacadda hadii aan eegay waxay iisheegtay 3:00 waaberiga ku dhaw. Malaha xilligaas ayay muslimiinta Mu'miniinta ahi tukadaan salaadda fajarka. waxaan arkay wax qariib ah, waqtiguna wuu ila noqon waayay, waayo xilligaasi oo kale uma baran, caadana ima ahayn inaan soo kaca. Argagax iyo cabsi ayaan dareemay, taasoo aanan ogeyn halka ay ka imanaysa,laakiin sheyga qariibka ah ee an arkay ayaa wuxuu ahaa, nuur aanan weligey mid...
Asalama alaikum]]></description>
         <description><![CDATA[(Sheekada gabar yar oo Somali ah.)
Ilaahay Nazahnaay korna ahaay’e, uguma talo-gelin in aadanuhu ogaadaan waxa dhici doona mustaqbalka, waana sababta dadka u qaadaan tallaabooyinka ku saleysan go’aamada nolosha, ayaga oo aan wax horu-dhac ah ka heysan cirib dambeedka.
Waxaa taa la mid ah xaaladda ZAHRA CABDI IYO XASAN CABDILLAHI. Ma aysan xisaabta ku darsan inay dhici doonaan wixi dhacay 10 sano kadib, markii ay wixii ay hanta lahaayeen iyo noloshooda qaaradda Africa, gaar ahaanna...
Asalama alaikum]]></description>
         <description><![CDATA[Xijaabka xiro Ukhtii intuusan Allah nafta ka qadin adigo Qaawan!
gaber baa dhar qaawan ku labisan jirtay
saa maalin aya waxa arkay sheikh oo ku yiri walaley Allaah ka baq haddu malaku moowd kuu yimado adigoo sidaana u qaawan oo raga sidaan kuu dawanayan sidee
yeeli gaberti oo qosleesa waxey tiri hoo telphone kaan oo waxad wacdaa rabbigaa kuna dheh malakumood keen subhanalah wuu naxay wiilki markaasna wuuka tagay
albaabka intuusan gaarin ayu waxu maqlay sawaxan qeylo wuuso laabtay haddu...
Asalama alaikum]]></description>