      <language>en</language>
         <description><![CDATA[Sayid Cali rc ayaa la weydiiyey baa la yiri:
- Samada maxaa ka culus ?
- Dhulka maxaa ka ballaaran ?
- Badda maxaa ka taajirsan ?
- Dhagax maxaa ka adag ?
- Naar maxaa ka kulul ?
- Zamhariira maxaa ka qabow ?
- Sun maxaa ka qaraar ?
markaa wuxuu ku jawaabay baa la yiri: - Dhulka waxa ka waasacsan xaqa,
- Badda waxaa ka taajirsan qalbi qanacsan,
- Dhagax waxaa ka adag qalbi munaafiq,
- Naar waxaa ka kulul mas-uul jaa-ir ah (daalim),
- Zamhariira waxaa ka qabow bakhayl aad gacanta u...
Asalama alaikum]]></description>
         <description><![CDATA[Seyd Cali wuxuu yiri baa la yiri:-
- Ruuxii jannada caashaqa khayraadkuu u degdegaa.
- Ruuxii naarta dhab uga cabsada shahawaatkuu ka joogsadaa.
- Ruuxii geeri yaqiinsada waxba uma dhedhemaan.
- Ruuxii adduunyo dhab u aqoonsada musiibooyinkaa la fududaada
Asalama alaikum]]></description>
         <description><![CDATA[Shaacir abuu Nawaas wuxuu yiri baa la yiri:
- Haddii aan dunuubteyda eego way badantahay
naxariista rabbigey baase ka sii badan
- uma eki ruux camal uu samaysto saalixnimo ku gaaraya
naxariisa alle ayaanse hoos harsanayaa.
- Mawlahaygu waa alle waana kii i abuurtay
isagaanna addoonnimo u qiranayaa dhulkana isu dhigayaa.
- Hadduu ii dembi dhaafo waa raxmaddiisii
haddiise ay sida kale noqoto maxan bal samayn karaa?
Asalama alaikum]]></description>
         <description><![CDATA[- Masaajid waa ku marti dad aan ku tukanayn dhexdood,
- Musxaf ku waa ku marti guriga qoom aan aqrinayn,
- Qur'aanku waa ku marti gudaha ruux faasiq ah,
- Marwo muslimad saalixad ahi waa ku marti gacanta nin daalim ah oo akhlaaq xun,
- Nin muslim ah oo saalix ah waa ku marti gacanta naag xun oo akhlaaq xun,
- Caalimna waa ku marti qoom aan wax ka dhegeysanayn dhexdood.
Asalama alaikum]]></description>
         <description><![CDATA[Hadii imtixaanada aduunka kugu bataan  hadii xarigaad isku xidh tiraahdaba uu go'o, hadii waxaad u dhaqaaqdaba  socon waayo, hadii , hadii , hadii marna  yaan afkaaga  laga maqal  ilaahayoow sidani maxay tahay? ilaahayoow ma  dhibaato iyo silic  baad ii  abuurtay!  dadka kaleba  sidaan mahee aniga maxaad sidaan igu gashay ma i nacday?!! dadka kale miyaa ka war haysaa inay jiraan qaar kaa imtixaan badan laakin kaga gudbay...
Asalama alaikum]]></description>
         <description><![CDATA[Laba xusuusnow, labana iska ilow, Illaahay inuu jiro iyo dhimasho inay dambeyso xusuusnow, dhibaatada dadka kuu geystaan iyo wanaag aad u samayso iska ilow.
Bani-aadamow xusuuso maalintii hooyadaa ay ku dhalaysay inaad adiga oo ooyaya dunida timid, dadka agagaarkaaga wada joogayna ay wada faraxsanaayeen. Bani-aadamow sameyso camal kaa farxiay maalinta qaraabadaadu kuu ooyayaan, maalinta geeridaada.
Asalama alaikum]]></description>
         <description><![CDATA[“Dardaaran” 
“Haddaad ogaan lahaydeen waxaan ogahay in yar ayaad qosli lahaydeen in badana waad oo ooyi lahaydeen, xusuusta markasta Macaangooyada ( Geerida), ku noqo dunida sidii qof aan iska lahayn, waxaana iska daba tuura, dadkana kula colaatama niman aan garasho lahayn”, Nebiga (N.N.K.H.A)
Asalama alaikum]]></description>
         <description><![CDATA[Cabsida Alle ( S.W.T) qofka waxay u horseeddaa macaasida uu jeclaa inuu karaahiyaysto, sida uu u karaahiyaysto qofka malabka jacel hadduu ogaado sun inay ku jirto. Qofka Alle (S.W.T) ka baqaa, cabsida waxay u tilmaantaa khayrka.
Alle ka cabsiga waa Alle (S.WT) oo aad markasta xusuusato, adeecdo oo aad ku Kufriyin nicmooyinkiisa uu kugu mannaystay.
Asalama alaikum]]></description>
         <description><![CDATA[Ruuxii Carabkiisa ku Faa'fiya Ceebaha Muslimiinta, Ama Raac Raaca Ceebahooda!..Rabi Waxa uu Carabkiisa ka Qabtaa Marka uu Dhimanayo Shahaada"Ma Awoodo in uu ku Dhawaaqo Shahaada'da"
Ibnu_Qayim_Al'jawzi..
Asalama alaikum]]></description>
         <description><![CDATA[Faraha ayuu ka Qaaday Saaxiibkiisa si uu Baw'dadiisa uu ugu Seexdo!..Ilaa uu Ka Qaniinay Dib'Qalooc!..Mana uusan is Dhaqaajin si uusan Hurda'da uga Kacin!..Nabiguna ﷺ Ma uusan Ogaanin Ilaa ay ku Daadatay Ilinta Xanuun Dartiisa!..Waa Abuu Bakar Rabi Haka Raali Noqdee, Mala laga Helayaa Aduunka aan Maanta ku Noolnahay Saaxiibtimo Midaa La mid ah!.
Asalama alaikum]]></description>