      <language>en</language>
         <description><![CDATA[Hamoodin qofku inuu soo dhasho isagoo la tixgaliyo ama la jeclyahay. Laakiin waa wax la kasbado lana gaadho marka la maro dadaal iyo daal badan.
Ma rabtaa inaad noqoto qof la tixgaliyo oo la jecelyahay, hadaba isku tarbiyee sifooyinkan 20ka�ah:
	Badi dhoola cadaynta, waji furnaanta � muusoodka �
	Si run iyo daacadnimo ku jirto u amaan qofkii u qalma adigoo ka madhan laba wajiilanimada, soo jiidasho iyo nifaaqba.
	Ka fogow muranka iyo dood badanba waayo waa bilowga canaadka, colaada iyo kala...
Asalama alaikum]]></description>
         <description><![CDATA[Ninka sawirkaan ka muuqda waa Mahatir Maxamad. Wuxuu dalka Malaysia ra'iisal-wasaare u ahaa intii u dhaxaysay 1981-2003. Mudadaas gudeheeda wuxuu ka dhigay dalkiisa Malaysia mid ka mid ah dalalka tusaalaha loo soo qaato markii laga hadlayo horumarka iyo dhismaha dalalka. Dalka Malaysia shacabkiisa 52% waxay ku noolaayeen xaalad fakhri ah oo aad u daran, maantana 95% waxay haystaan nolol aad u heer sarraysa. Dadka shaqaysta oo leh dakhli sugan waa 97% oo shaqo la'aan kama jirto, 3% soo harayna...
Asalama alaikum]]></description>
	Shiicada Imaamiyada waa midda loo yaqaan (الإمامية الاثناعشرية) oo af-soomaali ahaan lagu macnayn karo (Imaamiyada Laba-iyo-tobanleyda ah). Firqadaanna waa tan firqooyinka shiicada ugu wayn xagga cimriga, tiro ahaanna ugu badan dhanka dadka haysta fikirka shiiciga ah oo guud ahaan aaminsan in Cali Ibnu Abii-daalib (Allaha ka raalli noqdee) uu khilaafada uga xaq lahaa Abuu Bakar Assiddiiq, Cumar Ibnul-khadaab, Iyo Cuthmaan Ibnu Caffaan (dhamaantood Ilaahay haka raalli...
Asalama alaikum]]></description>
         <description><![CDATA[Waxyaalaha aan la yaabo waxaa ka mida qof muslim ah oo wadankisi xornimo ugu noolaan wayay gabar muslimad ah oo wadankeedii xijaab logu diiday oo yrub iyo mareykan logu ogolaaday waa wax aad loola yaabo ,
wadamada islaamka qaarkod basaboorka laguuma ogola inay gabadha muslimada ahi xijaab xirato dhagaha banee ayaa lagu leeyahay , ma aqaan waxay dhagaha ka rabaane , wadamada reer galbeedka oo waxad arkaysa xijaabkeedii ay ku galayso gabdhu basaboor ama document yadaba ,
ninkana oo ahaa...
Asalama alaikum]]></description>
         <description><![CDATA[Dulmigu wuxuu ka mid yahay waxyaabaha Ilahay ummadda ku halago, taas waxaa daliil u ah in uu Nabigu (scw) yiri: (iska ilaasha dulmiga, dulmigu waa mugdiyaal maalinta qiyaamaha, iska ilaasha bakhaylnimada, maxaa yeelay bakhaylnimadu waxay halaagtay ummadihii idinka horeeyey waxay ku xambaartay inay daadiyaan dhiigood oo ay xaalaalsadan waxyaalihii maxaarimtooda ahaa). ilaahay (SW) ummadda wuu u kala xaqsoorayaa cidna ilahay dulmi raali uga ma aha,
Asalama alaikum]]></description>
	Mashquulka aduunku ma dhamaado. Riyadiisu ma dhamaato. Beri u dhigista camalkii manta ka daran. Ilowshaha Mowdkuna ka sii daran waxaan xasuusanaa marka qof naga dhinto ama aan xanunsano.. isaguse waa mowdkiiye nama ilowsana markuu na soo booqdana mayeelo ii dib dhiga , isug . howl yar baa ii hartay. Waxbaa Iga kala dhantaalan oo qabyo iga ah Waa waqti go,an waa cumri go,an , wax laguma daro waxna lagama dhimo,, waa safar qasab ah oo aadan adigu lahayn waydiinteeda , ma aadnaa meel...
Asalama alaikum]]></description>
         <description><![CDATA[Waqtigii Cumar Binu Al-Khadaab ( Allaha ka raali noqdee )..
Saddex Qof ayaa waxeey hor keeneen Cumar binu Khadaab nin dhalin yaro ah, waxeey ku dhaheen Cumaroow ninkaan waxaan rabnaa inaad noo qisaasto waxa uu diley aabaheen.
Cumar wuxuu yiri:- " Maxaad u dishey".
Ninkii wuxuu yiri:- " Waxaan ahey nin geel jire ah oo geel iyo Ari ayaan meel daajinayey neef geel ah oo ka mid ah kuweyga ayaa waxaa uu daaqey geed ku yaal dhul uu leeyahey odeygu, dhagax ayuu qaatey markaas buu ku dhuftey neefkii...
Asalama alaikum]]></description>
         <description><![CDATA[Ma ogtahay inaad foolxuntahay markaad qof ku dooranayso ama aad ku xumaynayso qabiil uu ka dhashay dartii. 
Waxaa soomaalida aad uga buuxa dad dhaqan iyo caado ay u noqotay inay dadka ku xaqiraan qabiil, qabiilku maaha wax aad u muhiima hadii aad aniga i waydiisid, waxaanse hubaa 90% dadka soomaalida inay u tahay shay muhiima, hadab saw maaha wax aad u foolxun inaad qof walaalkaaya oo kula mida aad ku xaqirto wax uuna isagu dooran oo uuna awood u lahayn. Saw ma ogid inaad aad iyo aad u...
Asalama alaikum]]></description>
					Liibaantu ama Sacaadadu waa kalmad macaan oo qurux badan.!Lama iibiyo suuqana ma taalo. Balse wa Nicmada Rabbi agtiisa Taala.
				In badan oo dadka ka mid ah jaahil ayay ka yihiin waxayna ka raadshaan meelo badan oo aysan oolin.........!
				Waxaa dhacda in ay qofka agtaalo.. ama gacmahiisa hoostooda ay ku jirto ama farahiisa dhex dooda..........!
				Waxaa dhacda mararka qaar in aan haysano ��Sacaadah�� Liibaan balse aanan garanayn sidaan u adeegsan...
Asalama alaikum]]></description>
	MAQAALKAN WAXAA QORTAY . FAATUMA AHMED GEEDI...
	Muddo fara badan ayaa ka soo wareegtay guurkeygii anigoo markaan iloobay nafteyda wax ihtimaam ahna siineyn iskumaan dayi jirin inaan labisto waxna ka baddelo muuqaalkeyga goorma ayaa iigu dambeysay muraayadda horteeda maba xusuusto
	Tallow cabdiraxmaan ma sidan ayuu raalli iiga yahay maanan baddelin dabeecadaa ilaa maalintii dambe seygeyga uu iiga naxsadey su’aashan;
	Isaga: miyaadan ballan iga qaadin faatmaay inaad...
Asalama alaikum]]></description>