Software
Audacity 2013 Free Download lastest Releases
03/16/2013 07:22
The Audacity Team is pleased to announce the release of Audacity 2.0.3. It replaces all previous versions.
Audacity 2.0.3 now uses the libsoxr resampling library by default, instead of libresample, for higher quality and speed. Time Tracks have been improved and bug...
Download Free Desktop Icon Toy v 4.6 with Keygen
03/16/2013 00:00
Desktop toy waa wadada ama qaabka ugu fudud ee aad u qurux badnayn karto desktop kaaga adigoo isticmaalaya barnaamijka desktop toy , waxaad hagaajin kartaa oo qaabayn kartaa icons ka kuu saaran desktopka adigoo ka dhigaaya sida wadne jacayl oo kale ama sida xidig oo kale ama sida xaraf ka mid ah...
Vlc 2013 Full Version - Free download
03/07/2013 21:29
Vlc player - waa barnaamijka ugu wanaagsan ee aad ku daawan karto video-ga ama wixii maqal ah oo dhan . hadaba ka faaiidayso oo link-ga hoose ka download garayso
Hadaba waxaan idiin soo diyaariyey software kan ee ka faaiidayso oo hada download...
DRAGON WEB BROWSER FINAL 2013 FULL VERSION
03/07/2013 21:15
Dragon broweser - Waa browser ama bog kuu sahlaaya inaad ka gasho website yada internet waan mid heersare ah , qaab ahaan iyo dhismo ahaana wuxuu u samaysan yahay sida uu u samaysan yahay Google chrome , balse wuu ka casrisan yahay .
Hadaba si aad u soo degsato , hoos ka eeg meesha ay ku qoran...
Download Adobe Reader 2013 Full
03/07/2013 16:10
Waa barnaamij kuu sahlaaya inaad ku akhrisato ama aad ku furato kutubta iyo maqaalada PDF ka ah
Easily view, print, and collaborate on PDF files with free Adobe Reader XI software
Adobe Reader software is the global standard for electronic document sharing. It is the only PDF file viewer...
Items: 1 - 5 of 5
Hadiyad
Ma Jirto Farxad Joogta , Sidoo kalena ma jirto Murugo Joogta ah
11/07/2013 21:33
Ma jirto Farxad Joogta ah, Sidoo kalana Ma jirto Murugo aan Dhamaanaynin!..kuligooda Waa Qeybo Ka...
Quraanka hadii aad ka tagto adiga ayaa duugooba
11/07/2013 21:31
Shay Walba oo Qiimo leh Hadii aad Meel uga Tagdo Waxa uu Noqdaa Duug, ilaa Quraanka...
Qalbi Aan Aqoonin Xaasidnimo , iyo Xiqdi
11/07/2013 21:27
Wanaagsanaan Lahaydaa intaan Seexano oo Soo Kacno Kadibna aan Aragno Qalbigayna oo Noqday Sidii...
Iftiin'kayduna Waa Toobada!.
11/06/2013 02:51
Dunuunbtu Waa Mugdi!..Iftiin'kayduna Waa Toobada!..
Qabrigu Waa Mugdi!..Iftiin'kiisuna Waa...
Waxaan Fadhiistay Meel Cidla ah si aan Dunuubtayda u Tiriyo!.
11/06/2013 02:01
Waxaan Fadhiistay Meel Cidla ah si aan Dunuubtayda u Tiriyo!..Waxaa ii soo Baxaday in aanan la...
Items: 11 - 15 of 17
Ducooyin
Ducadaan hoos ku xusun waa mid ey ku jurto balanqaad ka ahaaday (allaah subxaanuhu wa tacaalaa) hadaba waa maxaay balan qaadka
11/07/2013 23:21
(Adoonkii aqriyaa subuxii aroortii hore isla maalintaa geeriyooda wa ahlu janno sido kale adoonkii aqriyaa habeenki isla habenka geeriyooda wa ahlu janno
inta taqaano xasuusin wacan. Inta aan aqoon ka faa'iideysi wacan.
aqriso ducadoo ku qoran luuqada soomaaliga
allaahumma! Anta rabbii, laa...