Software

Audacity 2013 Free Download lastest Releases

03/16/2013 07:22
  The Audacity Team is pleased to announce the release of Audacity 2.0.3. It replaces all previous versions. Audacity 2.0.3 now uses the libsoxr resampling library by default, instead of libresample, for higher quality and speed. Time Tracks have been improved and bug...

Download Free Desktop Icon Toy v 4.6 with Keygen

03/16/2013 00:00
Desktop toy waa wadada ama qaabka ugu fudud ee aad u qurux badnayn karto desktop kaaga adigoo isticmaalaya barnaamijka desktop toy , waxaad hagaajin kartaa oo qaabayn kartaa icons ka kuu saaran desktopka adigoo ka dhigaaya sida wadne jacayl oo kale ama sida xidig oo kale ama sida xaraf ka mid ah...

Vlc 2013 Full Version - Free download

03/07/2013 21:29
    Vlc player - waa barnaamijka ugu wanaagsan ee aad ku daawan karto video-ga ama wixii maqal ah oo dhan . hadaba ka faaiidayso oo link-ga hoose ka download garayso Hadaba waxaan  idiin soo diyaariyey software kan ee ka faaiidayso oo hada download...

DRAGON WEB BROWSER FINAL 2013 FULL VERSION

03/07/2013 21:15
Dragon broweser - Waa browser ama bog kuu sahlaaya inaad ka gasho website yada internet waan mid heersare ah , qaab ahaan iyo dhismo ahaana wuxuu u samaysan yahay sida uu u samaysan yahay Google chrome , balse wuu ka casrisan yahay . Hadaba si aad u soo degsato , hoos ka eeg meesha ay ku qoran...

Download Adobe Reader 2013 Full

03/07/2013 16:10
Waa barnaamij kuu sahlaaya inaad ku akhrisato ama aad ku furato kutubta iyo maqaalada PDF ka ah  Easily view, print, and collaborate on PDF files with free Adobe Reader XI software Adobe Reader software is the global standard for electronic document sharing. It is the only PDF file viewer...
Items: 1 - 5 of 5

Hadiyad

Laba Xusuusnoow , Labana Iska Ilow !

11/07/2013 22:26
Laba xusuusnow, labana iska ilow, Illaahay inuu jiro iyo dhimasho inay dambeyso xusuusnow,...

ku noqo dunida sidii qof aan iska lahayn

11/07/2013 22:08
“Dardaaran”  “Haddaad ogaan lahaydeen waxaan ogahay in yar ayaad qosli lahaydeen in badana...

Alle ka cabsiga waa Alle (S.WT) oo aad markasta xusuusato, adeecdo oo aad ku Kufriyin nicmooyinkiisa uu kugu mannaystay

11/07/2013 22:01
Cabsida Alle ( S.W.T) qofka waxay u horseeddaa macaasida uu jeclaa inuu karaahiyaysto, sida uu u...

Ruuxii Carabkiisa ku Faa'fiya Ceebaha Muslimiinta

11/07/2013 21:44
Ruuxii Carabkiisa ku Faa'fiya Ceebaha Muslimiinta, Ama Raac Raaca Ceebahooda!..Rabi Waxa uu...

Mala laga Helayaa Aduunka aan Maanta ku Noolnahay Saaxiibtimo Midaa La mid ah!.

11/07/2013 21:42
Faraha ayuu ka Qaaday Saaxiibkiisa si uu Baw'dadiisa uu ugu Seexdo!..Ilaa uu Ka Qaniinay...
Items: 6 - 10 of 17
<< 1 | 2 | 3 | 4 >>

Ducooyin

Ducadaan hoos ku xusun waa mid ey ku jurto balanqaad ka ahaaday (allaah subxaanuhu wa tacaalaa) hadaba waa maxaay balan qaadka

11/07/2013 23:21
(Adoonkii aqriyaa subuxii aroortii hore isla maalintaa geeriyooda wa ahlu janno sido kale adoonkii aqriyaa habeenki isla habenka geeriyooda wa ahlu janno inta taqaano xasuusin wacan. Inta aan aqoon ka faa'iideysi wacan. aqriso ducadoo ku qoran luuqada soomaaliga allaahumma! Anta rabbii, laa...